Madaxweyne Farmaajo oo Mahad Celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka (Daawo Sawirro)

; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bishan. Madaxweynaha oo la wadaagay Xildhibaannada Golaha Shacabka tilmaamaha uu ku soo xulay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay in uu soo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Mahad Celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka (Daawo Sawirro)